Akhriso: Taariikh Nololeedka Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh

Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale loo doortay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya, muddada afarta sano ah ee soo socota kadib doorasho qaadatay in ka badan 10 saac oo ka dhacday Muqdisho. Xasan Sheekh ayaa wareeggii saddexaad ee doorashada kaga adkaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo ah madaxweynihii kursiga ku fadhiyey. Xasan Sheekh ayaa horey madaxweyne ugu … Continue reading Akhriso: Taariikh Nololeedka Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh